Shirweynaha Habar-Yoonis Ee TALO IYO TAWFIIQ Buurta Daalo Ceerigaabo

Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan-Maxamed Suldaan-Xirsi Qani   

CabdiRaxmaan Axmed Cali Tuur Raximahu Laah

CabdiRaxmaan Axmed Cali alla ha u naxariistee waxa uu ahaa wiil uu dhalay aabo si weyn looga yaqaan Somaliland,waxaanay walaalo ahaayeen aabihii aqoonta ee Somaliland iyo guud ahaan geyiga Soomaaliyeed-ba Maxamuud Axmed Cali,Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed,jagooyin badanna  ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somalilandba ayaa bishii November 8dii 2003 ku
geeriyoodey magaalada London. SII AKHRISO CabdiRaxmaan Axmed Cali Tuur Raximahu Laah

Geeridii Halyaygii Muj. Cabdilqaadir Koosaar Iyo Gabay Barrordiiqa By:Abwaan Cabdiwelli Yalas

Tixdan gabayga ah oo aan ugu baroordiiqaayo halyeygii weynaa mujaahid Marxuum Cabdiqaadir Koosaar Cabdi Geele oo lagu dilay 12 07 1987,Magaalada Mustaxiil ee kutaala kilalka shanaad ee soomaalidu degto ee katirsan dalka Itoobiya Ilaahay naxariistiisa haka waraabiyee marxuumku waxa uu halkaa u tegay hawl shaqo,(xalin khilaaf )asaga oo kamid ahaa gudi xubno badan ka kooban oo isugu jirta saraakiil ,siyaasiyiin iyo aqoon yahan katirsan maamulkii xaq u dirirka ahaa ee SNM. SII AKHRISO Geeridii Halyaygii Muj. Cabdilqaadir Koosaar Iyo Gabay Barrordiiqa By:Abwaan Cabdiwelli Yalas