CabdiRaxmaan Axmed Cali alla ha u naxariistee waxa uu ahaa wiil uu dhalay aabo si weyn looga yaqaan Somaliland,waxaanay walaalo ahaayeen aabihii aqoonta ee Somaliland iyo guud ahaan geyiga Soomaaliyeed-ba Maxamuud Axmed Cali,Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed,jagooyin badanna  ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somalilandba ayaa bishii November 8dii 2003 ku
geeriyoodey magaalada London. SII AKHRISO CabdiRaxmaan Axmed Cali Tuur Raximahu Laah